Waxa aad ka badali kartaa cinwaankaaga adiga oo isticmaalaya Nidaamka Dalabka Onleynka ah oo dooranaya ikhtiyaarka "Badal cinwaankayga." Hadii aanad ku badali karin cinwaanka onleyn ahaan, la hadal Xarunta La Xidhiidhka 877-File-4-U (877-345-3484).
Cusboonaysii cinwaankaaga xataa hadii aad joojiso gunooyinka dalabkaaga. Waxaa loo baahan karaa in aanu kuu soo dirno macluumaad hadhaw, sida foomka cashuurta 1099G.